(Daawo Sawirro) Madaxda sare ee dalka oo ka qeyb galay xaflada caleemo saarka gudoonka cusub ee golaha shacabka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka qayb galay xafladda caleema-saarka Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in Goleyaasha dowladda looga baahan yahay in ay yeeshaan wadashaqeyn buuxda si loo adkeeyo dowladnimadeenna. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in dadaalka loogu jiro dowlad-dhisidda Soomaaliya ay ka dhalan … Continue reading (Daawo Sawirro) Madaxda sare ee dalka oo ka qeyb galay xaflada caleemo saarka gudoonka cusub ee golaha shacabka